suuraaf
(m.l)

1. Isla-wareeg. 2. S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn.

suuraaf
(m.dh)

1. S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla-wareegto. 2. S. ah: neef ugub ah oo lumid badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuraaf

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg