suuradi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Xoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuradi

suuradin [m.f.dh]
eeg suuradi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg