suuradin
(m.f.dh)

eeg suuradi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuradin

suurad [m.dh]
1. Muuqaal ama qaab qof leeyahay. 2. (-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg