suuraggeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dhici kara ka dhigid (hawl iwm). ld suurtaggeli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuraggeli

suuraggelid [m.f.dh]
eeg suuraggal². ld suur-taggelid.

suuraggelin [m.f.dh]
eeg suuraggeli. ld suur-taggelin.

suurtaggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld suuraggeli.

suurtaggelid [m.dh]
ld suuraggelid.

suurtaggelin [m.dh]
ld suuraggelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg