suuree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax qaabkiisa qiyaasid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuree

suurayn [m.f.dh]
eeg suuree.

suur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Badar biyo qashin kaga saarid.

suur [m.l]
Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.

suur [m.dh]
1. Muuqaal qurxoon. 2. (-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo. 3. (-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira.

suur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Seexasho weyn, saq gelid; gam'id.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg