suusacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

ld suusucso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suusacso

suusucso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.

suusac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld suusuc¹.

suusac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld suusuc².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg