suusuci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Caano suusac ka dhigid. ld suusaci.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suusuci

suusaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld suusuci.

suusacid [m.dh]
ld suusucid.

suusacin [m.dh]
ld suusucin.

suusucid [m.f.dh]
eeg suusuc². ld suusacid.

suusucin [m.f.dh]
eeg suusuci. ld suusacin.

waraabaqandhis [m.l]
Caano dhaynimo ka baxay oo aan aad u suusucin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg