suusucid
(m.f.dh)

eeg suusuc². ld suusacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suusucid

suusacid [m.dh]
ld suusucid.

suusuc [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.

suusuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Caano suusuc noqosho. ld suusac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg