suusucso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suusucso

suusacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld suusucso.

suusucsasho [m.f.dh]
eeg suusucso. ld suusacsasho.

suusuc [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.

suusuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Caano suusuc noqosho. ld suusac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg