suuxid
(m.f.dh)

eeg suux.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuxid

dhibiib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib³.

diidid [m.dh]
(daaw.) Suuxid muddo gaaban oo ay keentay dhiigga maskaxda taga oo yaraaday.

majasuuxid [m.dh]
ld manjasuuxid.

manjasuuxid [m.f.dh]
eeg manjasuux². ld majasuuxid.

qallal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Wax qoyanaa engegid. 2. Qof sarco qaba suuxid. 3. Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.

sirir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Nafley suuxid. 2. Nafley ceegsamid.

suux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Nafley miyir beelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg