suuxin
(m.f.dh)

eeg suuxi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuxin

dawo-suuxin [m.dh] (-ooyin suuxinta, m.l)
(daaw.) Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid.

majasuuxin [m.dh]
ld manjasuuxin.

manjasuuxin [m.f.dh]
eeg manjasuuxi. ld majasuuxin.

siriri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid suuxin. 2. Cid ceejin.

suux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Nafley miyir beelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg