taallaquf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Raaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taallaquf ↴
taallaqufid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taallaquf.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg