tababbarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg tababbar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tababbarid ↴
barbaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.
cayaarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.
darrib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid tababbarid.
layli [m.l]
1. Rati aan weli rar baran. 2. Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg