tabarruc
(m.l)

Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo.

tabarruc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Ku t: cid wax ku deeqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabarruc ↴

tabarrucid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabarruc².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg