taddawur
(m.l)

ld taddawurid.

taddawur
(m.l)

(c.nafl.) Hab soo korid ah, oo aan hakad lahayn, oo leh horumar gaar ah oo ku xiran waqti go'an.

taddawur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Horumar samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taddawur

taddawurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taddawur³. ld taddawur¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg