taddawurid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg taddawur³. ld taddawur¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taddawurid

taddawur [m.l]
ld taddawurid.

taddawur [m.l]
ld taddawurid.

taddawur [m.l]
(c.nafl.) Hab soo korid ah, oo aan hakad lahayn, oo leh horumar gaar ah oo ku xiran waqti go'an.

taddawur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Horumar samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg