tadhah
(m.l)

Kibir iyo isla weynaan ku abuurma qof maal ama darajo uu helay darteed.

tadhah
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hay, -hday)

Qof maal ama darajo uu helay awgeed, kibir iyo isla weyni ku abuurmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tadhah

tadhihid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tadhah².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg