tadhihi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof kibrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tadhihi

tadhihid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tadhah².

tadhihin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tadhihi. ld tadhihis.

tadhihis [m.l]
ld tadhihin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg