tafaafulid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg tafaaful². ld tafaawulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafaafulid

tafaawulid [m.dh]
ld tafaafulid.

tafaaful [m.l]
1. Saadaal xun oo cid lala helo. 2. Sixir; fal. ld tafaawul¹.

tafaaful [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
1. Cid sixrid; falid. 2. Saadaal xun la helid. ld tafaawul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg