tafaariiq
(m.dh)

Iibinta badeeco kis kis loo iibiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafaariiq

macdaar [m.l] (-rro, m.dh)
Dukaan yar oo cunto iwm oo tafaariiq ah lagu gado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg