tafantoof
(m.l)

1. Socod dhib iyo luggooyo leh. 2. Dhibaato badan lala kulmo.

tafantoof
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Socod dhib iyo luggooyo leh socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafantoof ↴

tafantoofid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafantoof².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg