tafantoofid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg tafantoof².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafantoofid ↴

tafantoof [m.l]
1. Socod dhib iyo luggooyo leh. 2. Dhibaato badan lala kulmo.

tafantoof [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Socod dhib iyo luggooyo leh socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg