tafaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Wax mudid (qodax).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafaq

tafaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafaq.

taf [m.dh] (-fo, m.l)
1. Maro dacalkeed. 2. Bowdada inteeda hoose.

taf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid. 2. Cid turunturreyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg