tafaraaruq
(m.l) (-qyo, m.dh)

Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago. ld tafarruq¹.

tafaraaruq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Ismaan-dhaaf awgiisa ku kala tegid (dad). ld tafarruq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafaraaruq

tafarraruqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafaraaruq². ld tafarruqid.

tafarruq [m.l]
ld tafaraaruq¹.

tafarruqid [m.dh]
ld tafaraaruqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg