tafaxaydo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-yday, -ydatay)

Maro la xiran yahay kor u laabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafaxaydo

tafaxaydasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafaxaydo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg