tafiir
(m.l) (-ro, m.dh)

Ilmaha ay dhalaan waalidku.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafiir

tafiiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Ka t.: wax ka soo farcamid (cid).

tafiirgo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Wax ciribtirmid.

tafiirgo'id [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafiirgo'.

tafiirgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Wax cirib-tirid.

tafiirgoyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafiirgoo.

badhax [m.l] (-xyo, m.dh)
(baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin.

nasab [m.l]
1. Tafiir iyo farac laga soo jeedo. 2. N. ah: qof wanaagsan.

tafiirmid [m.f.dh]
eeg tafiiran.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg