tafsiir
(m.l) (-rro, m.dh)

Fasiraad; micnayn.

tafsiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Quraan fasirid; micnayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafsiir ↴

tafsiirid [m.f.dh]
eeg tafsiir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg