taftaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

1. Cudur nafley uu ku dhacay ku raagid. 2. Cid sixrid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taftaaf

taftaafan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
1. Wax jirro ku raagtay ahaansho. 2. Wax la sixray ahaansho.

taftaafid [m.f.dh]
eeg taftaaf.

taftaafnaan [m.f.dh]
eeg taftaafan. ld taftaafnaansho.

taftaafnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld taftaafnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg