taftaafan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)

1. Wax jirro ku raagtay ahaansho. 2. Wax la sixray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taftaafan

taftaafnaan [m.f.dh]
eeg taftaafan. ld taftaafnaansho.

taftaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Cudur nafley uu ku dhacay ku raagid. 2. Cid sixrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg