tafwareemo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-eentay, -eematay)

1. Xoolo la soo dhacay bar goosasho. 2. Col dhinac ka weerarid. ld tafwareen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tafwareemo

tafwareemasho [m.dh]
eeg tafwareemo. ld tafwareemad, tafwareemid.

tafwareen [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eemay, -eentay)
ld tafwareemo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg