tagaabo
(m.dh)

1. Kaalmo; waxtar; taageero; macaawino. 2. ld tagaabeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tagaabo

tagaabeyn [m.f.dh]
eeg tagaabee. ld tagaabo (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg