tagrifal
(m.dh)

ld tagrifalid.

tagrifal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

Ku t.: wax aan la lahayn idan la'aan isticmaalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tagrifal

tagrifalid [m.f.dh]
eeg tagrifal². ld tagrifal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg