tahan
(m.dh)

1. Xoog. 2. Aan waxba lagala harin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tahan

aakhirutahan [m.l]
eeg aakhir. aakhir

aftahan [m.l] (-nno/-ammo, m.dh)
1. Qof fikraddiisa si wanaagsan hadal ugu cabbiro. 2. Awoodda hal-abuur ee qof leeyahay.

aftahannimo [m.dh]
Aftahan ahaansho.

ceeriintahan [m.dh]
Nooc ka mid ah libaax badeedka waaweyn, midab madow leh, halis ah oo u eg hambabarrada.

fatahan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hmay, -hantay; -hmi)
Wax la fatahay noqosho.

fatahan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
Wax la fatahay ahaansho.

geestahanyo [m.dh]
Cudur sinta dadka ku dhaca oo labada lugood lala gaabiya. ld geestaan.

gubtahanyo [m.dh]
Geed saar dhirta daawada leh ka mid ah oo dhirta kale isku mara, lehna xaad iyo xajiin aad u daran. ld gubtaanyo.

hilibtahan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof hilibka aad u cuno. ld hilibyahan.

miratahan [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Noole miro ku nool.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg