tahantoog
(m.l) (-gyo, m.dh)

1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.

tahantoog
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tahantoog

tahantoogid [m.f.dh]
eeg tahantoog². ld tahan-toog¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg