tahantoogid
(m.f.dh)

eeg tahantoog². ld tahan-toog¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tahantoogid

tahantoog [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.

tahantoog [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.

tahantoog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg