tahliil
(m.dh)

Biyo quraan lagu akhriyey oo la cabbo ama lagu mayrto si barako ama fayoobi looga helo. ld taxliil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tahliil

cashar [m.l] (-rro, m.dh)
1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. 2. Tahliil.

cashari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley tahliil ku firdhin.

cashri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley tahliil ku firdhin.

tahliili [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U t.: cid tahliil u tufid.

tahliilin [m.f.dh]
eeg tahliili. ld taxliilin.

taxliil [m.dh]
ld tahliil.

taxliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld tahliili.

taxliilin [m.dh]
ld tahliilin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg