tahliili
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U t.: cid tahliil u tufid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tahliili

tahliilin [m.f.dh]
eeg tahliili. ld taxliilin.

taxliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld tahliili.

taxliilin [m.dh]
ld tahliilin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg