takar
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Gendi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takar

gelgelin [m.dh] (-lmo, m.l)
Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaa.

gelmihaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Gelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryi.

takaradhabad [m.l]
ld takaradabasho.

takaradhabasho [m.f.dh]
eeg takaradhabo. ld takaradhabad.

takaradhabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Xoolo seynta, afka iyo galgalasho takar isaga celin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg