takhantakhayn
(m.f.dh)

eeg takhantakhee. ld takhantakhin, tukhuntukhayn, tukhun-tukhin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takhantakhayn

takhantakhin [m.dh]
ld takhantakhayn.

taraanturree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eesay)
Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.

tukhuntukhayn [m.dh]
ld takhantakhayn.

tukhuntukhin [m.dh]
ld takhantakhayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg