takhantakho
(m.dh)

Qof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tukhun-tukho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takhantakho

takhantakhoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.

takhantakhood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg takhantakhoo. ld tukhuntukhood.

taraanturro [m.dh]
Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.

tukhuntukho [m.dh]
ld takhantakho.

tukhuntukhoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld takhantakhoo.

tukhuntukhood [m.l]
ld takhantakhood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg