tallaabid
(m.f.dh)

eeg tallaab. ld tillaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tallaabid

orgee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Orgi ri' tallaabid.

tillaabid [m.dh]
ld tallaabid.

tallaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg