tallaabsad
(m.l)

ld tallaabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tallaabsad

saanqaad [m.l]
1. S. ah: ilmo socod-barad ah. 2. Habka qofku u tallaabsado. 3. ld saaqaadid.

tallaabsaddex [m.dh]
1. Tallaabada ugu dheer. 2. Wax qof karaankiisa dhaafsan.

tallaabsasho [m.f.dh]
eeg tallabso. ld tallaabsad, tallaabsi, tillaabsad, tillaab-sasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg