tallaabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Ka t.: wax meel kale ka shisheeya ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tallaabsan

tallaabsanaan [m.f.dh]
eeg tallaabsan. ld tallaabsanaansho, tallowsanaan, tallow-sanaansho.

tallaabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tallaabsanaan.

tallowsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld tallaabsan.

tallowsanaan [m.dh]
ld tallaabsanaan.

tallowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tallaabsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg