tallaabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Tallaabo qaadid. 2. Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid. 3. Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid. 4. U t.: wax qabashadooda u gudbid. ld tillaabso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tallaabso

tillaabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld tallaabso.

tallaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg