tallaajad
(m.dh) (-do, m.l)

Qaboojiye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tallaajad

qaboojiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Makiinad leh qol magudbiye hawo oo lagu keediyo alaabooyinka, cunnada iyo cabbitaanka si aanay u xumaan ama qabow u ahaadaan; tallaajad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg