tamanda'
(m.l)

Hadal aan madax iyo manjo midna lahayn; cantar.

tamanda'
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-'ay, -'day; -di'i)

Hadal badan oo aan murti lahayn ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tamanda'

tamanda' [m.l]
Hadal aan madax iyo manjo midna lahayn; cantar.

tamanda' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day; -di'i)
Hadal badan oo aan murti lahayn ku hadlid.

tamandi'id [m.f.dh]
eeg tamanda'².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg