tooyo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-yaday, -yatay)

Cid haybteeda weyddiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tooyo

boqortooyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Nidaam iyo xukun ka jira dal boqor u taliya. 2. Waddan boqor xukumo.

cadowtooyo [m.dh]
ld cadowtinnimo.

dhexaltooyo [m.dh]
ld dhaxaltooyo.

gacaltooyo [m.dh]
Is jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).

hodantooyo [m.dh]
Lahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.

madaxtooyo [m.dh]
Rugta uu madaxweynuhu fadhiisto.

nacastooyo [m.dh]
ld nacasnimo.

qatooyo [m.dh]
1. Ku sugnaanta nafley muddo ku sugnaato wax cunid la'aan. 2. Wax siin la'aanta qof wax doonaya. 3. ld qadid.

tooyasho [m.f.dh]
eeg tooyo.

too [mu.ac.dh]
kuwo, w 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama. 2. ld mid. Tus. “Roob iyo barwaaqo toona ma arag”.

Too [mu.ti.dh]
Mgacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg