toqli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof meel uu ka xanxantoonayo ka taabasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toqli ↴
toqlin [m.f.dh]
eeg toqli. ld toqlis.
toqlis [m.l]
ld toqlin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg