toqlo
(m.dh)

Xatxatada qofka jirkiisu dareemo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toqlo

toqloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Toqlo dareemid.

toqlood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg toqloo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg