tororog
(m.dh)

Hadal badan oo aan macna lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tororog

tororoglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal badan oo aan macna lahayn sheegid.

tororogleyn [m.dh]
eeg tororoglee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg